Soomaali / Somali

Safarkeygi Guusha

My Journey to Success

My Journey to Success

Play Now in Somali / Soomaali

Safarkeygi Guusha


Sheekadaan waxay ka hadlaysaa safarka guusha ee Casha, wadada ay ku gaartay waxbarashada qeybaha sare ee jaamacada iyo sida ay waxbarashadu uga caawisay inay hesho shaqo fiican ayna unoolaato si fiican.  Asha waxay ka soo shaqaysay qeybo kala  duwan oo ka mid dawlad goboleedka Victoria xafiisayadeeda, halkaasoo ay ka kasbatay khibrado cusub, sidoo kale ka heshay xiriir bulshadeed oo la yeelatay mujtamada ay lashaqaysay ama wax labaratay.

About the Guest Speaker

Ayadoo kamid ah dadka baahiya gaarka ah qaba, Asho waxay ka waramaysaa safarkeedi guusha iyo sida waxbarashada  uga caawisay inay  ka gudubto caqabadaha nolosha  anyna noqoto  hogaamiye hami leh oo maamula mashruuc ka mid ah mashaariicda wasaarada ay ka shaqayso. Asha waxay  la shaqaysaa   dowlad  gobaleedka Victotira , sidoo kale waxay  ka diyaarisaa shahaada Master degree jaamacada RMIT University.

English Translation

My Journey to Success


The story talks about Asha’s journey to success, her pathways to higher education and how educational achievements enabled her to find a suitable job and live well with her life. Asha worked with different state government departments where she gained new skills, created network resources, connected to the community, and built relationship with them.

about the guest speaker

Having lived experience of physical disability and migrating to Australia, Asha talks about her journey to success and how education helped her to overcome life challenges and became aspiring policy/project officer. Asha works fulltime for the state government and at same time, undertaking a Masters’ degree at RMIT University.