Soomaali / Somali

Qaabka xiriirka bulshdaa uu kaaga gudbin karo walwalka

Overcoming Anxiety Through Community Connections

Overcoming Anxiety Through Community Connections

Play Now in Somali / Soomaali

Qaabka xiriirka bulshdaa uu kaaga gudbin karo walwalka


Safiyo waxay la dhibaatoonaysay xanuuno maskaxeed sababo la xariiro xubin jirkeeda ka mid ah oo ay qaliin ku waysay. Si kastaba waa ay ka gudubtay welwelkii iyo welbahaarki hayay kadib markii ay bilawday qaadashada casharo diini ah iyo inay soo dhexgasho bulshada taasoo ka caawisay inay ku noolaato nolol farxad leh.

About the Guest Speaker

Safiya waxay nala wadaagaysaa sida ay uga guulaysatay caqabadihii nolasha ee soo wajahay. Waxay soo dhexgashay bulshada, xaadirtay casharo diini ah, ka qeybqaadatay hawlo ay ka mid yihiin gym ka taasoo usuurto galisay inay ucaafimaado maskax ahaan iyo jir ahaanba oo ay hesho awood ay sifiican ugu noolaato.

English Translation

Overcoming Anxiety Through Community Connections


Safiyo struggled with her mental health following her leg amputation. She overcame the challenges of her anxiety and depression when she began attending religious classes and built up connections within her community, allowing her to find joy in life.

about the guest speaker

In this episode, our guest Safiyo shares how she overcame life challenges she has faced. She connected to the community and attended religious classes, and participated in gym activities which enabled her to improve mentally and physically, allowing her to live well.